Muxaa Daaranaa Kulankii Ex Maayir Muraad iyo Qoorwayne Xisbiga Kulmiye

0
Saturday October 16, 2021 - 18:42:05 in
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxaa Daaranaa Kulankii Ex Maayir Muraad iyo Qoorwayne Xisbiga Kulmiye

    Waxa gudaha Hargeysa maanta loogu sameeyay kulan maamuus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa gudaha Hargeysa maanta loogu sameeyay kulan maamuus
iyo xog-waraysi isugu jiray Mayor-kii hore ee Magaalada Burco, Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan(Muraad).
Kulankan oo saacado badan qaatay ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirada Macdanta iyo Tamarta, Cabdilaahi Faarax Cabdi, Wasiirada Horumarinta khayraadka Biyaha iyo Hawlaha Guud iyo Guryaynta, Cali Xasan Maxamed( Cali Mareexaan) iyo Cabdilaahi Abokor, Ex.Mayor Muraad, Wasiirada Xakuumadda, Duqiii hore ee Hargeysa, Guddoomiyaha Komishanka Tamarta, Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Wasiir-ku-xigeenka Amniga, aqoonyahan iyo mas'uuliyiin kale .
Kulankan oo aan warbaahintu goob-joog ka ahayn ayaa ahaa mid ubadan iska-xogwaraysi iyo sii xoojinta barnaamijyada Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye sida aanu ku helnay xogo ka agdhaw.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip