Mustafa Muxumed Cumar oo loo doortay madaxweynaha Gobolka Soomaalida

0
Monday October 18, 2021 - 14:37:48 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mustafa Muxumed Cumar oo loo doortay madaxweynaha Gobolka Soomaalida

    Baarlamaanka gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta madaxweyne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta madaxweyne

u doortay Mustafa Muxumed Cumar inuu xilka hayo muddada shanta sano ee soo socota.

Mustafa Muxumd Cumar ayaa sannidhii lasoo dhaafay sharci ahaan soo ahaa madaxweyne ku-xigeen. Hase yeeshee xisbiga uu ka tirsan yahay ee Barwaaqo ayaa ku guulaystay doorashadii bishii hore ka dhacday degaanka Soomaalida.

Dhinaca kalena, isla baarlamaanka gobolka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sidoo kale maanta afhayeen u doortray Ayaan Cabdi oo noqonaysa gabadhii ugu horraysay ee hoggaamisa baarlamaanka gobolkaas.

Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa la sheegayaa inuu yahay gobolka ugu nabad-gelyada badan dalka Itoobiya xilligan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip