Madaxweyne ku-xigeenka Nigeria Oo Cusumay Dhalinyaro Ka Socotay Somaliland

0
Thursday October 28, 2021 - 13:26:37 in
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku-xigeenka Nigeria Oo Cusumay Dhalinyaro Ka Socotay Somaliland

    Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federalka Nigeria ahna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federalka Nigeria ahna

 ku simaha Madaxweynaha ayaa casho sharaf Ugu Sameeyay xarunta Qasirga Madaxtooyada dalkaas looga arimiyo Dhalinyaro Ka Socotay Somaliland Kuwaas oo Ka qayb Galay African labs oo ka shaqaysa xarumaha hal abuurka africa ayaa casuuntay Dhalinyaro kasoo jeeda soomaliland,waxaana kasoo qayb gallay 51-dall oo ka tirsan qaarada africa.

Waxa xusid mudan inay dhalinyaradani ku safreen basaboorka soomaliland oo ay ku tageen dalka naygeria halkaasoo bandhigani ka dhacay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip