Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Wadani Ayaa Casho Sharaf Ku Maamuusay Wefti Ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya

0
Wednesday November 03, 2021 - 14:28:42 in
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Wadani Ayaa Casho Sharaf Ku Maamuusay Wefti Ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi
ayaa xalay ka qayb galay munaasibad casho sharaf ah oo Garabka Haweenka heer Qaran iyo heer Gobol ee xisbiga WADDANI ku maamuusay wefti ka yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida oo ka tirsan Xisbiga Barwaaqo iyo xisbiyada mucaaradka ah ee DDS.
Kulanka oo ku saabsana is barasho iyo soo dhawayn waxa lagu falanqeeyay geedi socodka dimuqraadiyadda gobolka iyo waayo aragnimada Somaliland u leedahay doorashooyinka gaar ahaana doorashadii u dambeysay ee isku sidkanayd.
Kulanka waxa kale oo goob joog ahaa hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan, Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Xoghayaha guud Mudane Khadar Xuseen Cabdi, Marwada Guddoomiyaha Xisbiga Marwo Farduus Maxamed Rooble iyo masuuliyiin kale Xisbiga ah.




 
 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip