Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ayaa Soo Kormeray Qalabka Iftiinmimnta Garaanka Hargeysa Stadium

0
Thursday April 21, 2022 - 14:31:40 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ayaa Soo Kormeray Qalabka Iftiinmimnta Garaanka Hargeysa Stadium

    Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ayaa Soo Kormeray Qalabka Iftiinmimnta Garaanka Hargeysa Stadium

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ayaa Soo Kormeray Qalabka Iftiinmimnta Garaanka Hargeysa Stadium
Barkulannews.com:-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha JSL Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Maanta Soo Kormeeray Qalabka Laydhka Oo Intii Dhinnayd La Keenay Garoonka Hargeysa Stadium.
Kormeerkan ayaa Agaasimaha Guud Waxaa Ku Wehelinaayey Gudoomiyaha Komishanka Tamarta, Gudoomiye Ku Xigeenka Xidhiidhka Kubadda Cagta, La Taliyaha Khaaska Ah Ee Wasiirka, Badhasaabkii Hore Gobolka Maroodi Jeex Iyo Masuuliyiin Kale Oo Goobtaasi Joogtay.
Qalabkan Ayaa noqon Doona Dhamaystirka Qeybtii 2-aad Ee Lagu Xidhaayey Laydhka Garoonka Hargeysa Stadium.Waxaana Uu Qeyb Weyn Ka Qaadan Doona Marka Lagu Xidho Laydhkaasi In Habeenkiina Lagu Ciyaari Doono Garoonka Hargeysa Stadium.Iyada Oo Laga Soo Iibiyey Cashuurta Laga Qaado Dadweynaha Somaliland.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip