Gudoomiye Cabdi xaashir Oo Markale Loo Doortay Gudoo.iyaha Aqalka sare Ee Somaliya

0
Tuesday April 26, 2022 - 13:03:29 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdi xaashir Oo Markale Loo Doortay Gudoo.iyaha Aqalka sare Ee Somaliya

    Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku guuleystay mar kale in uu noqdo guddoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku guuleystay mar kale in uu noqdo guddoomiyaha
 golaha aqalka sare ee BJFS .

Guddoomiyaha KMG golaha aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada waxaana Cabdi Xaashi uu helay codad gaaraya 28 cod,
Musharaxiinta la tartamay oo kalaa ahaa Saalax Axmed Jaamac Iyo Osman Abokar Dubbe ayaa kala helay.

Saalax Axmed Jaamac 24 Cod
Osmaan Abokar Dubbe 2 Cod

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip