
Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaatay Ururada Rayidka ah Ee Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi
ayaa maanta kulan la
qaatay Ururada Rayidka ah ee Somaliland, Waxaana kulankaa lagaga wada
hadlay qodobbo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka ku soo foolka leh,
xoojinta nabad-gelyada iyo kaalinta Ururada Bulshada Rayidka ah ku
leeyihiin arrimaha Qaranka.
Waxaanu Madaxweynuhu uga xog waramay xaaladda
dalka, waxaanu soo dhaweeyey in Ururada Bulshada Rayidka ah qaataan
kaalintooda waddaniyeed.
Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaatay Ururada Rayidka ah Ee Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi