Maamulka Sare Ee Shirkada Telesom Group Oo Isbedel Lagu Sameeyey

0
Wednesday August 24, 2022 - 17:50:48 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Sare Ee Shirkada Telesom Group Oo Isbedel Lagu Sameeyey

    Boodhka iyo Maamulka Telesom Group

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boodhka iyo Maamulka Telesom Group   waxa uu munaasabad ballaadhan oo Mahadnaq iyo xilwareejin isugu jirta u sameeyay Ciise Maxamuud Faarax oo kamid ahaa Madaxda Shirkadda 23 sano ee u dambeeyay, isla markaana ahaa MADAXII HAWLGELINTA SHIRKADDA TELESOM (Operations Manager) muddo 13 sanno ku dhaw.
Sidoo kale, munaasibadan waxa barbar socday soo-dhawaynta maamulka cusub ee shirkadda oo ay ka mid yihiin Faarax Sugaal Guure, Telesom Group CEO. Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare; Ku-xigeenka Telesom Group CEO, ahna Madaxa Hawlgelinta Telesom iyo Maxamed Isaaq Cilmi, Ku-xigeenka Madaxa Hawlgelinta Telesom.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip