Maqaallo

Hogaamiye loo hanwaynaa oo lugu hungoobaye Mud. Ahmed Mohamed maxamuud siiranyo.

0 Visits: 1676 | Wednesday February 12, 2014 - 05:32:28
Waa qormo aan ku eegi doono kuna ifdiiman doona qaladadka mamule ee murugsan ee ka jira somalailand mudadii u xilka haye m/w siiranyo.

Read More »

Lacageey Hadal!

0 Visits: 974 | Tuesday February 11, 2014 - 10:47:19
Lacageey " Liitaha Gar-gaaraay, Sharf-tidda Lud-keedaay, Laqana Hoos U Celiyaay, Liisaanka iyo Doodaay, Hubka Laysku Laayaay, Hadana lagma Maarmaay, Liibaanta Joogtaay, Haween Lahasha-doodaay, Taan Anigu Loofaray, Een Hore U Lumiyaay"

Read More »

Hambalyo Meher Wacan

0 Visits: 1653 | Tuesday February 11, 2014 - 10:16:38
Mehelka Dr,Moha Dahir Faarah Jire Iyo Saygeda Aden Hassan Aden

Read More »

TIRSIGII 67 AAD WAXAY XUKUUMADA SIILAANYO DHAAWACDEY HAB-MAAMUUSKA GUUD EE SHARAFTA IYO KARAAMADA DAWLADNIMADA SOMALILAND. QALINKII A/RAHMAN FIDHINLE

0 Visits: 1153 | Tuesday February 11, 2014 - 10:07:02
Waa Qormooyinkeenii qiraayey hanaanka iyo hab-dhaqanka xukuumada Siilaanyo ee qusumka iyo qoonta ah ee qaawan, qalaalan,qariban, qoofalan, qafaalan ee ay ula dhaqantey G.wakiilada ee dastuuriga ahaa,

Read More »

GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND WAA ROLE MODELKA AFRIKA

0 Visits: 855 | Tuesday February 11, 2014 - 09:52:56
Dalkuna wuxuu u baahan yahay in la hourmariyo dhinacyo badan oo dhalin yarada shaqo abuuris loo sameeyo dhalinyarada , dadka maskaxdooda la dhiso .

Read More »

GABAYGII XAAJI CABDI WARAABE Ee (DHAXAL REEB) ERAYADII ABWAAN AXMED C/LAHI FARTAAG

0 Visits: 1195 | Tuesday February 11, 2014 - 09:48:22
Dheecanka numbarkii lahaa muxuu dhaymo kula daalay, Dhacdadii timaadaba muxuu dhiilada u joogay, Dhibta iyo colaadiyo markay dhagari soo duusho,

Read More »

TV QARANKA oo noqday goob hantida qaranka dad gaar ihi ku boobaan.

0 Visits: 1113 | Monday February 10, 2014 - 00:31:27
Sida aynu lawada socono waxa uu tv qaranku u xuub siibtaye meel handida umada dad gaar ihi ku booban, dadkaasi oo si gaar ah xukumada manta talada haysaa ugu naasnuujiyo, tv hawshii qaranka uu u hayaye meesha ay ka abxdo.

Read More »

Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

0 Visits: 882 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

Read More »

Hooyo Ma'leyga Garanayaa!!!!! Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1500 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
Waa goor galabnima, asxaabta madashani kulmisey, waa kuwo baadi goob isugu jirey, sidii ay mar uun kulan noocan oo kala ah ay gondaha isu dari lahaayeen , kalgacaylka iyo isu bohol yowga ay isu qabaan, waa mid xiisihiisu aanu marnaba dhamaaneyn,

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Dhamaan warbaahinta Somaliland ka hawl gasha oo kala ah bahda Universal Tv Somaliland,

0 Visits: 1055 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
Agaasime Maxamed Caabi Digaale, Sagal Mustafe Xasan Nuur

Read More »

Baarlamaanka Socda Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1025 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
Waa goob aan la garanayn, hadba cida shir gudoominaysa, dooda iyo ajandayaashu waa kuwo marwalba ah qaar aan dhamaanayn, hadba waxaa lagaga hadlayaa xaalada dalku maraayo, Waa goob aan la garanayn,

Read More »

Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabil

0 Visits: 2813 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi.

Read More »

xukumad m/weyne siilanyo oo lumisay kalsonidii iyo tageradi ay g/wakilada ku lahayd‏

0 Visits: 1130 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku…

Read More »

Maxaa ka dambeeya siyaasadda gurracan ee uu wado Cabdiraxmaan Moosko (Cabdiraxmaan Ciro), Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI -‏

0 Visits: 896 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
Sida ay taariikhdu qorayso ee inta caqliga leh ee xog ogaalka ahi ogtahay, illaa iyo markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay Sida ay taariikhdu qorayso ee inta caqliga leh ee xog ogaalka ahi

Read More »

Oday Gaboobe Muu Garawsado Guusha Macdanta" Qalinkii Calimahdi Jibriil

0 Visits: 1014 | Tuesday February 04, 2014 - 19:17:34
sida aynu wada ogsoonahay geyigeena somaliland waxaa ku gedaaman macdan tiro iyo tamar badan oo u baahan sidii aynu uga faa'iidaysan lahayn ulana soo bixi lahayn si aynu u noqono dal qani ku ah soo-saarka macdanta iyo shidaalka. Waa qaran xal lagu wado

Read More »